Dr Sada Mire honoured for her development of archaeology and tourism in Somaliland

Dr Sada Mire ayaa lagu amaanay oo loogu mahad celiyay howsha ay muddo tobon sano ah ka qabatay horumarinta aasaarta iyo dalxiiska Somaliland. Dr Sada Mire waxay soo bandhigtay cilmibaaris ay ku samaysay goobaha taariikhiga ah ee Somaliland, iyo fursad waxbarasho MOOC Heritage under Threat.